Burngreave Community Learning Campaign Logo
Burngreave Community Learning Campaign Banner
Spanish Translation
Somali Translation
Arabic Translation
Urdu Translation
Kurdish Translation
Burngreave Community Learning Campaign home page
Bunrgreave Community Learning Campaign News and Events
Bunrgreave Learner Magazine
Burngreave Celebrates Learning
Meet the Burngreave Community Learning Camapagin Team
Frequently Asked Questions
Contact Us at the Bunrgreave Community Learning Campaign

Ololaha Waxbarashada Bulshada ee Bangriif (BCLC) waxay tusmo u tahay ineey idinka caawiyaan xirfado kala duwan iyo sidaaad u helilahaydeen aqoosi wax barasho ama shahaadoyinka ad u baahantihiin, si mustaqbalka u gaadhi lahayd faa’iidooyin ku salaysan aqooniina waxbarasho.
Fadlan waxad la soo xidhiidhu antelefoonka nambarkiisu yahay (0114) 2794960 si uu kaliye Somaaliyeed uu kaaga caawiyo qorista waxbarashada ad u baahantahy.

Waxad kalood naga la soo xidhiidhi kartaan Daarta “Forum House” ee ku taal dhaadhaca dariiiqa Spital Hill. Hooygaas oon u furnay una joogno sidaan taakulayn iyo tilmaamo wxbarashada dadka waaweyn aan uuga caaawinlahayn.